What is HIV?
- HIV (human immunodeficiency virus) is a virus that attacks the body’s immune system. If HIV is not treated, it can lead to AIDS (acquired immunodeficiency syndrome).
- There is currently no effective cure. Once people get HIV, they have it for life.
- But with proper medical care, HIV can be controlled. People with HIV who get effective HIV treatment can live long, healthy lives and protect their partners
HIV wuxuu ku nool yahay dhiigga, dareeraha ka dhasha isu galmoodka iyo caanaha naaska. Waxaad qaadaysaa HIV haddii kuwaas mid ka mid ahi u gudbo dhiig qaadayaashaada. Siyaallaha caamka ah ee lagu qaado HIV waxay ku yimaadaan:
• iyada oo aan la isticmaalin kondhomka marka labada qof isu tegayaan
• wadaagista silingaha, irbada ama malgacadaha loo isticmaalo isku duridda daroogada
• qalabka loo isticmaalo duridda jirka iyo taatuu isku samaynta ama isku qurxinta oo aan la nadiifin
• caanaha naaska
• labada dhiig oo is gaara sida dhiig isku shubida iyo talaalida xubin jireed oo ka dhacda wadamada aan baarin HIV-ga. Australia Dhiig isku shubida ama xubno isku talaalidu waa amaan haddii la raaco dhamaan shuruucda amaanka.
Ma qaadi karto HIV adigoo:
• habsiinaya qof
• qufaca ama hindhisa
• la wadaaga cunto ama cabitaan
• cunaya cunto uu sameeyey qof qaba HIV
• dhiig isku shubid iyo qaliin kale oo lagu sameeyey Australia
• isticmaalidda isla musqushii uu isticmaalay qof qaba HIV
• qaniinyada xasharaadka ama qaniinyada xayawaanka
• kulanka joogtada ah ee qof qaba HIV
• ku dabaalashada harada biyaha ama isticmaalka goobta jirdhiska
Baabi'inta HIV
Xaqiiqdan la ogaaday ayaa caddeyneysa in dadka qaar oo faro ku tiris ah ay ku dhashaan awood dabiici ah oo uu jirkooda isaga difaaco ama ugu adkeysan karo HIV-ga.
Qaarna waxay leeyihiin unugyo dhaxal ah oo ka ilaaliya jirkooda inuu soo galo fayraska.
Kuwo kalena - oo ay ku jirto "haweeneydan bukaanka ah ee ku sugan magaalada Esperanza", oo qarisay aqoonsigeeda - waxay u muuqdaan inuu fayraska soo galay balse uu awood
Balse inta badan dadka uu haleelo HIV waxa ay u baahan yihiin dawooyin kaalmaati ah oo la soconaya inta ay nool yihiin oo dhan.
Haddii ay joojiyaan qaadashada dawooyinkaasna , fayraska la seexiyay ayaa kusoo kici kara wuxuuna u sababi karaa dhibaatooyin halis ah
HIV laguma kala qaado habka ku-deeqidda dhiigga iyo xubnaha. Marka ay dadku ku deeqaan dhiigga ama xubnaha, si toos ah ulama xiriiraan dadka qaata. Intaa waxaa dheer, cirbadaha nadiifka ah iyo qalabka caafimaadka ayaa had iyo jeer la isticmaalaa inta lagu jiro hababkan.
Bangiyada dhiigga iyo barnaamijyada ku-deeqaha xubnaha waxay sameeyaan baaritaan dhamaystiran oo lagu sameeyo deeq-bixiyeyaasha, dhiigga, iyo unugyada. Sidaa darteed, fursada uu HIV kaga qaadi karo dhiig ku shubista, badeecooyinka dhiigga, ama xubinta taranka ama unugyada unugyada ayaa aad u hooseeya.
Waxyaalaha kordhinaya halista gudbinta HIV waxaa ka mid ah
0 Comments