Shirkadan waxaa la aas'aasay sanadkii 1886 waxaana sameeyay nin farmashiste ah yacnii farmashi ka shaqayn jirey oo lagu magacaabi jirey JOHN PEMBERTON
kaasi oo kunoolaa gobolka GEORGIA ee dalka maraykan
( USA 🇺🇸)
Asalka magaca shirkadan ee coco-cola waxa uu ka yimid labada wax ee lagasameeyo cabitaanada fudud ee ay shirkadan soo saarto kuwaas oo kala ah
1: CALEENTA KOOKAHA🥥
2: LAWSKA KOLA
shirkadan waxay ku taala magaalada
ATLANTA ee gobolka GEORGIA ee dalka maraykanka ( USA 🇺🇸 )
Waxayna shirkadan soo saartaa cabitaano kala duwan kuwaas oo ay ugu caansanyihiin
1: Gold peak
2: Georgia
3: minute maid
4: cococola
5: powerade.... iyo noocyo badan oo cabitaano ah
Shirkadan waxay ka hawlgashaa in kabadan 200 dal waxayna leedahay 900 oo bakhaaro ( stores )
Waxayna maalintii aduunka u iibgaysa / gadaa in ka badan
2billion oo cabitaano ah
Shirkadan waxyaabaha layaabka leh ee shirkadaha kale dheertahay waxaa kamid ah
In shirkadan ay ka shaqeeyaan shaqaale gaarayso tiradoodu
82,500 qof kuwaas oo dunida daafaheeda jooga shaqaalaha intaa le'eg kaliya 2 qof kamid ah shaqaalahaas oo kunool meelo kala duwan ayaa og shirkadan xogteeda dhameystiran kuwaas oo og sida iyo waxyaabaha ay isticmaasho shirkadan COCOCOLA
Shirkadan 2 dal oo kamid ah kuwa caalamka kuwaas oo kala
1: Cuba 🇨🇺
2: North korea 🇰🇵
Shirkadan kuma laha xaruumo kamana hawl gasho oo cabitaanada shirkadan soo saarto labadan dal lagama cabo waana ka mamnuuc
Sidoo kale dalka MEXICO 🇲🇽 ayaa ah dalka loogu cabista badan yahay cabitaanka COCOCOLA
Shirkadan lacagta sanadkii soo gashaa waxay gaaraysa
11billion $ dolar
Shirkadan waxay ka qayb qaadatay dagaalkii labaad ee aduunka iyadoo soo saartay cabitaanadii ugu badnaa si ay ugu caawiso ciidanka dalka maraykan ( USA 🇺🇸 ) oo dagaalkaas kujirey
39 gramms weeye xadiga sonkor ee kujirta cabitaanka COCOCOLA
By Badraani
0 Comments