Information about CHINA...

 







dalkan waa dalka kamid ah dalalka caalamka ku yaala dalka china 🇨🇳  waa dal uu cabirka dhulkiisu le'egyahay
9.6million kilometres waana dal xuduud la leh 14 oo kala ah

1: India 🇮🇳
2: russia 🇷🇺
3: Vietnam 🇻🇳
4: Mongolia 🇲🇳
5: Afghanistan 🇦🇫
6: Kazakhstan 🇰🇿
7: Laos 🇱🇦
8: Burma 🇲🇲
9: North Korea
10: nepal 🇳🇵
11: pakistan 🇵🇰
12: Bhutan 🇧🇹
13: Tajikistan 🇹🇯
14: Kyrgyzstan 🇰🇬

Dalalkaas dhamaantood waxay xuduud la leeyihiin dalkan waxaana ka garan gartaa baaxada dalkaasi ku fadhiya

Hadaba wali waxaanu kujirnaa dalkane baaxada badeed ee dalka haysta ayaa gaaraysa 14,500 kilometres
Caasimada dalkan waa Beijing waana magaalada labaad ee ugu weyn dalkaasi marka lagasoo tago magaalada Shangai oo ah magaalada ugu weyn dalkaasi magaalada Beijing waxaa kunool dad gaaraya 21million qof waana dad ka badan dadka kunool somalia 🇸🇴  oodhan !!!

Dhanka ciidanka dalkan waa dalka kamid ah 9 dal ee haysta hubka nuclear waana dal haysta 300 gumuc oo nukliyeer ah
Waana dal kamid ah 5 dal ee joogtada ee golaha qaramada midoobey kuwaas oo leh codka diidmada qayaxan ( veto power )
Dalkan china ciidankiisu waa 2million askari waana ciidan ka badan ciidamada ay haystaan dalalka

1: Ethiopia 🇪🇹
2: kenya 🇰🇪
3: turkey 🇹🇷
4: Germany 🇩🇪
5: somalia 🇸🇴  !!!

Dalkan waxaa uu haystaa diyaarado dagaal kuwaas oo tiradoodu gaarayso 1,900 diyaaradood
Waxaana uu haystaa gawaarida dagaalka oo iyaguna tiradoodu gaarayso 10,000 gadiid oo dagaal ah
Waxaana sanadkii dalkan uu ciidankiisa ku kharash gareeyaa lacag dhan 224bilion$ kaasi oo ka lacag badan dalal badan miisaaniyad sanadeedka soo gala sanadkii

Dalkan waxaa sanadkii usoo xaroota cashuur gaaraysa 7tirilion $  waana dalka ugu lacagta badan aduunka wakhti xaadirkan 2023

Dalkan waxyaabo badan ayuu soo saaray waxyaabaha uu dalkan soo saaray ee oo aan cidna kaga horeyn waxaana kamid ah...

1: waa dalkii ugu horeeyay ee dunida oo dhan ee soo saara lacagta ka sameysan warqadda

2: waa dalkii ugu horeeyay ee basbaas / qaji / shigni beera

3: waa dalkii ugu horeeyay ee soo saara kubadda cagta

4: waa dalka kaliya isaga iyo dalka India 🇮🇳  ee aan ka qayb galin tartanka kubada cagta aduubka ee ( WORLD CUP )

5: waa dalkii ugu horeeyay ee soo saaray waxa loo yaqaano JIHEEYAHA
( COMPASS ) oo loo isticmaalo jiheynta jihada / docda ...
.

Post a Comment

0 Comments