INFORMATION ABOUT BLOOD PRESSURE





   BLOOD  PRESSURE 

xanuunkan waa xanuun ku dhaca banii aadamka waana xanuun aad ugu badan somalida waana mid kamid ah 2 xanuun ee somalia caadiga ka ah 


1: dhiikarka 

2: macaanka 


DHIIKARKU waa in cadaadiska dhiigaagu ee gaaraya wadnaha ama kasoo baxaya wadnuhu ee ka bato ama ka yaraado xawaarihii loogu talo galay tusaale 


90/60mmHg iyo 120/80mmHg 


Hadii uu kabato ama uu ka yaraado xawaaraha dhiigaagu tiradaas macnaheedu waa inaad leedahay ama aad qabtid xanuunkan 


Xanuunkan waa mid kamid ah xanuunada lalanoolaado 

( Chronic diseases ) 

Xanuunadaas waxaa kamid ah 


1: xiiqda / neefta

2: dhiikarka 

3: macaanka ...


Dhiikarku waxa uu leeyahay calaamado lagu garto kuwaas oo ay kamid yihiin 


1: madax xanuun joogto ah 

2: laab xanuun 


3: wadno garaacis xoogleh


4: naqaska uu kugu adkaada


5: matag/ hunqaaco...


Xanuunkan waxaa la nool inta la qiyaasay dad gaaraya 1.6billion qof 

Waxaana hilaadii sanadkii u dhinta xanuunkan 10million qof 


Waxyaabaha xanuunkan keena waxaa kamid ah 


1: dufanka badan oo isticmaashid 


2: cuntada milixda / cusbadu ku badantahay oo isticmaashid 


3: meelaha kulul oo aad kunoolaatid 


4: qeylada iyo Wel-welka badan 


5: jimicsi la'aanta 


6: cunitaan la'aanta khudaarta cagaaran 


Xanuunkan waxa uu kamid yahay 10 xanuun ee aan wali daawadooda saxda  la helin ilaa maanta 


Daawooyinka loo qaato xanuunkan waxaa ugu qaalisan daawada lagu magacaabo  


PRINVIL AND ZESTRIL waa daawooyinka ugu fiican uguna qaalisan ee loo isticmaalo xanuunkan dhiikarka ( BLOOD PRESSURE ) 


Dalalka koonfurta Asia ayaa ah dalalka ugu badan ee xanuunkan aad ugu badanyahay sida dalalka 


Bangladesh 🇧🇩 

Nepal 🇳🇵 


Sidoo kale dalalka ka hooseeya saxaraha afrika ayaa iyaguna aad uu ugu badanyahay xanuunkan sida dalalka 


Niger 🇳🇪 

Chad 🇹🇩 

Mali 🇲🇱 


Dalalka ugu fiican ee ay joogaan dhakhaatiirta ugu fiican ee ku takhasuusay xanuunkan ayaa ah dalalka 


Canada 🇨🇦 

UK 🇬🇧 


Xanuunkan waxyaabaha aad ugu caafimaadi kartid ama aad iskaga ilaalin kartid alle wax ilaasha waxaa kamid ah 


1: cunto isku dheeli tiran oo cuntid 


2: jimicsi aad sameysid maalintii 


3: khudaarta oo aad cuntid 


4: qeylada iyo wel-welka iyo wixii la halmaala oo iska daysid 


5: cunida toonta waa mid kamid ah daawooyinka xanuunkan 


6: cuntooyinka cusbada / milixda leh oo aad iska yaraysid 



W.Q Dr BADRAANI

Post a Comment

0 Comments