Information Meta company

 

         

      

      

Waxaa la aas'aasay shirkadan 2004 waxaana aas'aasay nin lagu magacaabo 

MARK ZUCKERBERG 

oo asalkiisu yahay yahuudi kaasi oo kunool gobolka california ee dalka maraykan    

 USA 🇺🇸  

shirkadan waxay maamushaa oo ay leedahay social media kala duwan /  PLATFORMS  kuwaas oo kala ah 


1: messenger 

2: whatsapp 

3: Facebook 

4:Instagram 

5: meta quest 

6: threads 

7: Ray-pan stories 

8: mapillary

9: work place 

10: portal 

11: Deim 


shirkadan waxaa ka shaqeeya shaqaale tiradoodu gaarayso 

66,185 qof kuwaas oo shaqaale ka ah qeybaha ay ka kooban tahay shirkadan 


Hadaba shirkadan sanadkii lacagta soo gashaa celcelis ahaan waa dhaqaale gaaraya

260 billion $ 


Sanadkan 2023 shirkadan waxay faaiday lacag dhan 11billion$ 

Shirkadan waxay gashay kaalinta   7aad shirkadaha caalamka ugu taajirsan 


Shirkadan waxay ka lacag badantahay / ka taajirsantahay dalalka kala ah


Kenya 🇰🇪 

Somalia 🇸🇴 

Ethiopia 🇪🇹 

Uganda 🇺🇬 ...


Dalalkaas waxaa ka lacag badan shirkadan meta! 


Ninka iskaleh shirkadan waa Mark Zuckerberg ayaa ah ninka 6aad ee dunida ugu lacagta badan wuxuuna haystaa lacag gaaraysa 120billion $  ninkan da'diisuna waa

 40 sano jir 

 40 jirada somalia xaalkooda alle og !!!


Kudhawaad 3billion oo qof oo kunool aduunkan ayaa maalinwalba si joogto ah u isticmaala aalada FACEBOOK ee shirkada meta 

Waxaana halkii daqiiqo aaladan Facebook lasoo dhigaa 400 post 


Sidoo kale aalada WHATSAPP ee shirkadan meta waxaa dejistay oo isticmaala 2billion qof oo dunida daafaheeda kunool 


Ciyaartoyga caanka ah ee reer Portuguese 🇵🇹 CRISTIANO  RONALDO CR7 ayaa ah shakhsiga ugu followers badan ee isticmaala aalada facebook kaas oo haysta 162million qof 

dadkaas waxay ka badanyihiin dadka kunool dalalka 

1: kenya 

2: ethiopio     


Yaab !!!!!


Mark Zuckerberg ayaa ah shakhsigii ugu horeeyay ee sameysta ciwaan facebok ah / Facebook profile 


SHAKIRA waa gabar caan ah oo heesaha qaada ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee Facebook profilkeedu gaaro 100million oo followers  ah 


1: JANKOUM

2: BRIAN ACTON


Ayaa ahaa labadii qof ee sameeyay aalada WHATSAPP waxaana ugu danbeyn ka 

gatay/iibsaday 

Mark Zuckerberg 

Waxaana labadaa nin lagu tilmaamaa labadii nin ee ugu dabuursanaa aduunka 

Post a Comment

0 Comments