information About TOYOTA

 


shirkadan waxaa la aas'aasay sanadkii 1937 waxaana xaruunteedu tahay dalka Japan waxaana aas'aasay nin lagu magacaabo KIICHIRO TOYODA 


Shirkadana waxay soo saartaa baabuur kala duwan kuwaas oo u qeysama 7 nooc oo kala ah


1: Sedans

2: SUvs and crossovers

3: hatchbacks 

4: Minivans 

5: trucks 

6: sport cars 

7: hybrid and electric cars 


Shirkadan waxay ka hawl gashaa in kabadan 170 dal oo ku yaala daaha caalamka 


Tirada shaqaalaha shirkadan waxay gaarayaan ( 371,000 ) oo shaqaale ah 


Shirkadan waxay sanadkii soo saarta ku dhawaad ( 11million )oo baabuur oo noocyo kala duwan ah 


Gaarigaas kor ku sawiran waxaa sameysa shirkada Toyota waxaana la soo saaray noocan 1967 waxaana uu masaafo ahaan jaraya

 ( 137 miles per hour ) waxaana qiime ahaan lagu iibiyaa

 ( 2.5million $ ) waana gaariga ugu qiimaha badan ee soo saarto shirkadan toyota


67 warshadood oo ay ku sameyso buugaagta ayaa ay ku leedahay dunida daafaheeda oo dhan 


Dhaqaalaha shirkadan ay leedahay waa 

( 25 billion $ ).

Post a Comment

0 Comments